Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiye ku xigeenka maamulka iyo maaliyadda degmada Baydhabo ayaa tilmaamay in waax kasta ay jogaan shaqaale dhan weliba uga diyaarsan shaqadooda iyagoona ku shaqenaya siyaasadda cusub ee dowladda Hoose waxaa uuna bulshada ugu baaqay in cashuurta ay ku bixiyaan nidaamka ay dowlada hoose u dajisay in cashuurta lagu bixiyo.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.