Haweenka beeralayda deegaanka baarka oo kawarbixiyay sida ay uga qayb qaataan wax soo saarka deegaankaasi

0
112

Kismaayo(Idaacadda Waamo)- Tabcashada dalagyada kala duwan ee beeraha iyo wax soo saarka ayaa waxyaabaha uu ku hormari karo dalka iyo dadkuba, qaar kamid ah haweenka beeralayda Baarka ayaa ka warbixiyay kaalinta ay ka qaataan tacbashada beeraha deegaanka iyo caqabadaha ay kala kulmaan.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here