Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhoobley ayaa mudooyinkii dambe waxaa ku soo badanayay carwooyinka lagu iibiyo Dharka Haweenka taasi oo qeyb ka ah Horumarada ganacsi ay sameyneyso Degmada.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.