Wasaaradda Waxbarshada Jubbaland oo Kismaayo ka daahfurtay tababar ku saabsan ololaha u qareemidda waxbarshada loo dhanyahay

0
45

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay tababar ku saabsan ololaha u qareemidda waxbarshada Loo dhanyahay taas oo ay ka soo qeybgaleen dadka baahiyaha gaarka qaba, maamulayaasha iskuulada, waalidiin, ururka nafaadda Jubbaland iyo musuliin ka tirsan wasaradda waxbarshada Jubbaland.

Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here