Magaalada xuddur oo laga bilaabay mashaariic lagu hormarinaayo Waddooyinka

0
125

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Xuddur ee gobolka Bakool ayaa laga bilaabay mashaariic lagu hormarinaayo Waddooyin dhexmara magaaladaasi, wadada ugu weyn ee dhexmarta magaalada ayaa waxaa ka socdo balaarin iyo dhismo cusub oo lagu sameynaayo wadadaasi.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here