Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Qaar ka mid ah gabdhaha wax bartay ee ku nool magaalada Baladwayne ayaa ka warbixiyay shaqa la,aanta ay wajahayaan dhalinyarada wax baray waxaa ayna maamulka gobolka Hiiraan iyo Hay’addaha Sama falka ay ka codsadeen in shaqo abuur loo sameeyo.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.