Wasaaradda Waxbarashad Jubbaland oo sheegtay in ardaydii sanadkaan kaalmaha hore galay ay helayaan Waxbarasho lacag la’aan ah

0
115

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha waaxda Imtaxaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee dowlad goboledka Jubbaland Nuur Cabdullahi Jigre ayaa ka warbixiyay  natiijada Imtaxaankii dhawaan la shaaciyaya ayaa sheegay in ardaydii kaalmaha hore galay la siinayo waxbarasho lacag la,aan ah iyo agab waxbarasho .

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here