Wasiirka ku xigeenka Batroolka iyo Macdanta Jubbaland oo kulan la qatay madax ka socotay hay’adaha Batroolka Soomaliyeed

0
176
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadlayay Batroolka taas oo ay qeyb ka ahayeen madax ka socotay hay’adaha Batroolka Somaliyeed  iyo  Wasiir kuxigeenka Batroolka iyo Macdanta Jubbaland
Kulanka ayaa waxaa loga hadlayay Sahaminta kheyradka Batroolka taas oo qeyb ka qadanesa hormarinta addeegyada kheyradka Dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here