Hotel Galad oo laga daahfurey Magaalada Garowe

0
172
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Garowe ee caasimada maamulka Puntland ayaa laga daahfurey Hotel cusub oo la magac baxay Hotel Galad kaas oo kamid noqon doono Hotelada ku yaala magaaladaasi.
Hotel Galad ayaa ah mid weyn loo casriyeeyey waxaana uu wax weyn ka badali doonaa ganasciga magaaladaasi, iyo bilicda magaaladaasi.
Maxamed Jigey oo kamid ah Maamulka Hotel Galad ayaa ka warbixiyey hotelka waxyaabaha uu soo kordhin doono.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here