Shirka Wadatashiga Hindisa sharciyeedka Tacliinta sare ee Soomaaliya oo manta ka furmay magaalada Muqdisho

0
133
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ayaa waxaa lagu qabtay shir loga hadlayo wax ka badalka hindise sharciyeedka Tacliinta sare ee dalka oo qabiyo ahaan logu soo bandhigi doona shirka kaas oo ay soo diyaarisay wasaradda waxbarshada hidaha iyo tacliinta sare ee dalka .
kulanka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Xubano ka socoda wasaradaha waxbarshada gobolada dalka , musuliin ka socoda Jamacada dalka  iyo aqoon yahano kale
Shirka ayaa waxuu soocon doonaa mudo labo maalin ah kaas oo laga hadli wax ku dirsta iyo wax ka badalka Hindisa sharciyeedka Tacliinta sare ee dalka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here