Shir looga hadlayay ahmiyadda dib u heshiisiinta oo lagu qabtay Kismaayo

0
96

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda arimaha gudaha Jubbaland ayaa magaalada Kismaayo ku qabatay kulan looga hadlayay muhiimadda ay bulshada uleedahay dib u heshiisiinta,waxaana kulankaan ka qeyb galay qeybaha kala duwan ee Ururada Bulshada rayidka.

Ugu horeeyn qaar ka mid ah xubnihii ka socday Ururada bulshada rayidka ayaa ka hadlay ahmiyadda ay bulshada u leedahay dib u heshiisiin dhab ah.

La taliyaha Wasaaradda Arimaha Gudaha Fadalaaeynta iyo dib u heshiisiinta XFS Maxamed Aweys Maxamed ayaa ka hadlay u jeedooyinka uu daaranyahay kulankaan.

Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here