Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Waxbarashada ayaa ah furaha nolasha waalid kasta waxaa uu ku dadalaayaa caruurtiis inuu wax baro si mustaqabalka cunigiisa uu u wanaagsanaado.
Gudomiyaha Waxbarashada gobolka Jubbada Hoose Salax Khalaf Xassan ayaa waxuu Idaacadda Waamo ugu warbixiyey waxyaabaha keena hoos u dhaca Waxbarashada gabdhaha.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.