Maamulka Isbitaalka Guud ee Degmada Dhoobley oo ka warbixiyay adeegyada ay u qabtaan bulshada

0
150

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Isbitaalka guud ee Degmada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose ayaa ah xarun ka baahi tirta bulshada qeybaheeda kala gadisan dhanka caafimaadka.

Isbitaalka ayaa Bulshada Dhoobley iyo nawaaxigeeda u fidiya Adeegyo kala duwan oo lacag la’aan ah kaasi oo ay waxbadan ka faa’iideen Bulshada Danyarta ee aan awoodin in ay iska Daaweeyaan Isbitaalaada Gaarka loo leeyahay.

Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here