Wasaaradda waxbarashada Jubbaland oo qabatay shirka sanadlaha ah ee dib u eegista waxbarashada Jubbaland

0
165

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Jubbaland ayaa magalada kismaayo ku qabatay shirkeedii sanad laha ahaa  kas oo dib loogu eegayo Wabarashada Jubbaland.

kulanka oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda ayaa waxa ka soo qaybgalay Hawlwadeenada wasaaradda iyo Hay’adaha bahwadaagta la ah wasaaradda waxbarashada waxaana diirada lagu saaray waxyaabihii u qabsoomay wasaaradda iyo kuwa dhiman.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here