Gaadiidleyda Magaalada Kismaayo oo cabasho ka muujiyay shidaalka.

0
423

Kismaayo(Waamo Radio)Gaadiidleyda magaalada Kismaayo ayaa cabasho ka muujiyay shidaalka qaar ee lagu iibiyo gudaha magaalada Kismaayo,waxayna sheegeen in Koolo uu leeyahay shidaalka qaarkiis ,ayaa mararka gaadiidka  lagu shubo waxyeelo u geysanaya matoorka gaadhiga.

Axmed Cali oo ka mid ah ganacsatada shidaalka shidaalka,mudo badana ka ganacasanayay ayaa sharaxay sababta shidaalka uu u wasaqeysanyahay.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here