Magaalada Kismaayo oo Laga daahfuray maanta Shirka Wadatashiga Cadaaladda

0
132
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay Shirka Wadatashiga  cadaaladda oo ay isku yimadeen howlwadeena ka shaqeeyaha  bahada Garsoorka,kulanka ayaa waxaa liskaga arisanaya sidii si cadaalada ah loogu xaliyo kiisasa ku sabsan Cadaalada iyo bahada Garsoorka
Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda, Awqaafta iyo Arrimaha diinta Jubbaland Maxamed Yusuf Cumar ayaa waxuu ka warbixiyay waxyabaha loga hadlay shirka wadatashiga cadaaladda.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here