Darawalada Kismaayo oo ka cabanaya biyaha fadhiyo qaar kamid ah wadooyinka magaalada

0
130

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Roobabkii ka da’ay magalada kismaayo ee xarunta gobalka jubbada hoose iyo nawaxigeeda ayaa samayn ku yeeshay isku socodka dadka iyo gaadiidka maadaama wadooyinka halbowlaha u ah magaalada ay biyo buux dhafiyeen.

Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here