Haween ku nool Baladweyne oo la yimid hal abuur Ganacsi

0
102

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Khadijo Cabdule Faarax oo kamid ah Haweenka ku nool magaalada Baladweyne ayaa abuuratay fursad ganacsi iyadoo xaafada Buunda-weyn ku sameeysa uunsiga lagu carfiyo guryaha .

Mararka qaar waxa ay ku wareejisaa xaafadaha magaalada si looga iibsado iyadoo lacagaha ay ka hesho ku maareyso nolol maalmeedka Qoyskeeda.
Xamdi Maxamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here