Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Saqadii dhex ilaa Iyo saaka robabka ka da’ayay Magaalada Kismaayo ayaa waxaa uu sameen ku yeeshay Barakacayasha ku nool kaam Saakuye.
Guriyaha ay ku nool yihiin barakacayaashan ayaa waxay ka sameeysan yihiin Cowshada iyo maryO ay isku geyeen mana heestaan bacay ay kaga ga’badaan Dhibicada Roobabka wuxuu ka mid yahay kaamamka uu si gaar ah sameeyn roobabka ka da’aya magaalada.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.