Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magaalada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa laga bilaabay Olole nadaafadeed oo sare loogu qaadayo bilicda magaalada, Ololaha ayaa waxaa soo qabanqaabisay Ururka Haweenka degmada Dhoobley.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.