Madaxweynaha Jubaland oo kulan la qaatay Gudoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka..

0
199

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubaland Axmed Maxamed Islaam ayaa hoyga uu ka dagan yahay Magaalada Muqdisho ku qaabilay Gudoomiyaha hay’ada Maareynta Musiibooyinka qaranka Maxamuud Macalin Cabdulle iyadoo Kulanka uu goob joog ka ahaa Wasiirka Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka Jubaland Axmed Xasan Cumar.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here