Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Magalada Kismaayo ayaa waxaa lagu qabtay kulan loga hadlayay Qorshaha hiigsiga qaranjirka 2060, shirka ayaa waxaa ka soo qeybgalay Madaxweyne ku xigeenka labaad ee Jubbaland , xubno katirsan Golaha wasiirada jubbaland , gudiga golaha dhaqalaha qaranka iyo marti sharaf kale.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.