Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Shan iyo labaatan gabdhood oo ka mid ah gabdhaha wariyayaasha ah ee ku nool Magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose ayaa maanta loo soo xiray Tababar ku saabsan Doorka gabdhaha saxafiyiinta ah ee maamulka Hay’addaha warbaahinta.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.