Wasaaradda Beeraha Jubbaland oo keenayso shaybaar lagu hubiyo tayada sunta lagula dagaalamo cayayaanka beeraha.

0
39

Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Agaasimaha waaxda waraabka ee Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Cabdinuur Shoobaay oo Idaacadda Waamo waraysi siiyay ayaa sheegay in Wasaaraddu wado qorshe lagu dhameystiraayo agabka shaybaarka Wasaaradda kaas oo la doonayo in lagu hubiyo tayada sunta lagula dagaalamo cayayaanka wax yeeleeya dalagyada beeraha.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here