Gudoomiyaha degmada Kismaayo oo xarigga ka jaray dhismo cusub oo lagu soo kordhiyay kawaanka gowraca xoolaha Kismaayo.

0
48

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Gudoomiyaha degmada Kismaayo oo uu wehlinaayo gudoomiye kuxigeenka degmada Kismaayo iyo xubno kasocday wasaarada Maaliyada Jubbaland ayaa waxay xarigga ka jareen dhismo cusub oo loogu talagalay in hadda kadib lagu gowraco Ariga iyadoo Geela iyo Lo’da horey ay u lahaayeen kawaan ugaar ah oo lagu gowraco.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here