Shacabka Afmadow oo baneenaya goob laga hirgelin doono Garoon Diyaaradeed oo ay Afmadow yeelan doonto.

0
65

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shacabka kunool degmada Afmadow oo kaashanaya maamulka dowlada hoose ee degmada Afmadow ayaa ku jira dedaalo ay ku baneenayaan goob loogu talagalay in laga hirgelin garoon diyaaradeed oo ay yeelan doonto degmadaasi.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here