Dadka ka ganacsada hilibka xoolaha magaalada Kismaayo oo sheegay in isbadal ku yimid Qiimaha Xoolaha

0
318
Kismaayo(Waamo Radio)Iyadoo dhaqaalaha dalkeena uu laf dhabar u yahay Xoolaha,suuqleyda ka ganacsato kawaanada magaalada Kismaayo ayaa sheegay in dhaqaalo fiican ay ka helaan maamada roob uu da,ay xoolihina ay soo dhawaadeen,islamarkaasina hada uu fiicanyahay suuqa hilibka ee xoolaha.
Mid ka mid ah macaamiisha suuqa hilibka ee magaalada Kismaayo ayaa ka warbixisay farqiga u dhexeeya marki hore iyo xiligaan.

R/W,Cabdiraxiin Deeq Muuse.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here