Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga Iskaashiga Caalamiga ee Jubbaland Cabdirahmaan Cabdi Ahmed ayaa magaalada Kismaayo kusoo dhaweeyey wafdi uu hogaaminayey Madaxa ATMIS ee Soomaaliya Danjire Suweef al amiin oo ay la socdeen madaxa wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobe Yunsos iyo madax kale.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.