Kismaayo(Waamo Radio)Waxa magalada kismayo ku nool dhalinyaro badan oo qaarkood ay leyihiin xirfado hal abuur oo kala duwan una bahan in ladhira galiyo.
Maxamed Bile Cabdi xoghaya guud ee golaha dhalinyarada dagmada kismayo aya shegay in dhalinyarada hal abuurka leh ay ubahanyihiin in lagarab istago lana dhiragalyo waxa una madaxda mamul goboledyada iyo kuwa dowlada dhexe intaba u ugu baaqay inay dhira galiyaan dhalinyarada leh figradaha hal abuur ee kala duwan .
Dhanka kale waxa uu dhalinyarada usoo jediyay in ay hamigoda ka guul garaan isla markasna xirfadohoda hal abuur ay hormariyaan.