Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhismaha garoonka diyaaraha dehmada Af-barwaaqo ee gobolka Mudug oo ah mid ay si isku tashi ah ku bilabeen dhismihiisa qaar ka mid ah bulshada ka soo jeeda deegananada dhaca waqoyiga Bari ee Gobolka Mudug
Dhismaha Garoonka Af-barwaaqa ayaa waxuu hada uu marayaa meel gabgaba ah ayaa waaxaa markii ugu horeesay kormeer ku tagay injineero ka Socoda Hay,ada duulista Rayidka Somaliyeed kuwaa oo ay wahelinayeeen latiliyaha dhanka arimaha bulshad ee Dowlad Goboleedka Galmudug iyo Xildhibano.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.