Adaygii Kaalinta 2-aad ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad ee Jubbaland oo ka hadlay Dareenkiis

0
71

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Adayga Kaalinta 2-aad ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8-aad ee dugsiyada ku yaalo deegaanada Jubbaland, wuxuu wax ka bartay  Iskuulka Barwaaqo oo kamid ah iskuulada Waxbarasho ee ku yaalo magaalada Balad Xaawo.

Khadar Cabdinuur Cabdirashiid oo kamid ah ardayda Dugsiga Barwaaqo ardayga kaalinta labaad ka galay imtixaanka shahaadiga ah ee fasalka 8aad sanad dugsiyeedka 2022-2023 ayaa ka hadlay dareenkiisa.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here