Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dumarka Soomaliyed sodonkii sano ee uu dalkeenu burbursanaa waxaa ay ahaayeen ku door muhiim ah ka qaatay samata bixinta bulshada Soomaaliyeed ee uu burburku saameeyay, waxaa ayna inta badan la yimaadeen hal abuur iyo figrado ganacsi ku waas oo wax wayn ka badaleen nolosha qoysaskooda.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.