Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dhalinyarada Soomaaliyeed ayaan inta badan marka ay dhameeyaan iskuulka aan xooga saarin inay Jaamacadaha aadaan kuwaas oo aan isagu jiira kuwo dhaqaaluhu usaamixi waayaan, sidoo kale kuwo sheega in hadii ay Jaamacada aadaan cilmiga ay kaso bartaan ayna ku shaqayn doonin taasna ay keentay niyad jab weyn.
Juweeriya Hassan ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.