Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Shirkadda Baraka faraceeda Baladweyne oo soo saarto joodariyada, isbuunyada, fadhiyada, barkimada iyo sameynta agabka jiifka ayaa waxaa ay qaadatay in ka badan 50 dhallinyaro ah oo kamid noqonaya shaqaalaha cusub ee shirkadaasi.
Juweyriyo Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.