Olole Nadaafadeed oo laga bilaabay wadooyinka magaalada Baydhabo

0
163

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Maamulka tobonka xaafadood magaalada Baydhabo iyo qaar ka mid ah haweenka xaafadahaasi ayaa waxay wadaan dadaalo ku aadan sidii ay uga qeyb qaadan lahayeen bilicda iyo nadaafadda guud ee magaalada Baydhabo.

Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here