Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka Jubbaland oo qoysas danyar ah uqaybisay Soolarka cadceeda

0
41
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasaarada Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka dowlad goboleedka Jubaland ayaa qoysas danyar ah oo kunool deegaanka Goobweyn u qaybisay Soolarada ku shaqeeya cadceeda, kaas oo wax ka badan ka badali doono mugdigii ay ku jireen dadkaasi.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here