Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Haweenka Soomaaliyeed ayaa tan iyo burburkii dalka waxa ay masuuliyad iska sareen korinta caruurtooda, waxa ayna ka qayb qaataan biilka reerka iyaga oo qabta shaqooyin kala duwan si ay u mareyaan nolasha qaysaskooda.
Juweyriya Hassan Ahmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.