Kalluumeysatada Kismaayo oo ay saameyn ku yeelatay Bad xiranka la galay

0
49

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Xiligaan oo kale Kalluumeysatada waxay u yaqaanaan Bad xiran ama Kuusi,waana xilli ay Badda kacsantahah oo dabeeylo xooggan ay ka jiraan Badweynta Hindiya.

Qaar ka mid ah dadka ka ganacsada Kalluunka ee Suuqa Kismaayo,ayaa ka hadlay saameynta ay kala kulmeen,iyagoona codsi u dirsaday Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda Jubbaland.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here