Degmada Afmadow oo laga daah-furay xarunta farsamada gacanta

0
133
Kismaayo(Idacaadda Waamo)-Gudoomiye ku xigeenka Golaha Deegaanka ee Degmada Afmadow ahna ku-simaha duqa magaalada Saalax Cumar Cabdi ayaa daahfuray xarunta farsamada ee degmada Afmadow oo dhowaan la hirgaliyay, halkaasi oo in ka badan 180 arday ay ka faa’ideysanayaan.
Xarunta farsamada ee degmada Afmadow ayaa ah xarun muhiim ah  oo ay wax ku baranayaan bulshada kunool deegaanka waxayna ku baranayaa xirfadaha sida tolista dharka, cilmiga Computer-ka iyo electornic  taas oo qeyb weyn ka qadanesa  sare u qaadista hormarka.
Abdinoor Samriye ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here