Kismaayo(Idaacadda Waamo)Munaasabadaan oo u jeedkeedu ahaa daah-furka Ol’olaha Tallaalka caruurta da’doodu ka yartahay shanta Sano ayaa waxaa ka soo qeyb galay wakiilo ka socday Hay’adaha Unicef,WHO iyo Mas,uuliyiin ka tirsan Dowlad Goboleedka KGS.
Ugu horeeyn waxaa munaasabadda ka hadlay qaar ka mid ah Mas’uuliyiintii ka soo qeyb galay xafladda daah-furta Tallalka,waxayna booriyeen Tallaalk caruurta.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.