Wasiirka waxbarashada Soomaaliya oo xariga ka jaray maktabada cusub oo ay soo kordhisay machadka Hana Akademi

0
93

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Wasiirka waxbarashada Xukuumada Federaalka Soomaaliya Faarax Sheekh Cabdulqaadir ayaa xariga ka jaray maktabada cusub oo ay soo kordhisay machadka Hana Akademi.

Munaasaabada xarig jarka waxaa goob joog ka ahaa Macalimiinta Machadka Hana Akademi, dhalinyaro iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here