Magaalada Baladweyne oo Maanta loo fariistay Imtixaanka Shahaadiga ah ee Dugsiga Dhexe

0
133

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Baladweyne ee xarunta gobolka Hiiraan ayaa laga daah furay imtixaanka shahaadiga ee dugsiga dhexe kaasoo ay u fadhisteen in ka badan laba kun iyo shan boqol oo ardey.

Imtixaankan oo ardeyda degmooyinka kale ee gobolka Hiiraan laga qaaday 22 -kii bishii May ayaa dib loogu dhigay ardeyda Magaalada Baladweyne maadaam waqtigii la qaadayay imtixaanka ay la daala dhacayeen fatahaadii uu geystay webiga Shabeelle.

Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here