Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Halkaan Waa Degaanka Bala Birood Oo Qiyaastii 15 Kmd dhanka Koonfureed ay kaga begantahay Magaalada Kismaayo waxana Degaanka Aan U tagnay Si aan waxbadan ooga ogaano dadka ka shaqeeya Sameenta Nuurada oo Ah mid Lamariyo Guryaha Marka uu dhismaaha Dhamaado.
Waxaan Halkaan Kula Kulanay Qaar Kamid Dadka Muruq maalatada Kuwaas Oo Ku howlanaa sidii ay Nuurad Badan u soo Saari Lahaayeen.
Iidle Aadan Dagane ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.