Magaalada Muqdisho oo looga dhawaaqay Urur ay ku mideeysan yihiin dhaqaatiir leh taqasusyo kala duwan

0
108
Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Magaalada Muqdisho ee caasimada dalka ayaa waxaa looga dhawaaqay Urur ay ku mideysan yihiin dhakhaatiir leh taqasusyo kala duwan sida kuwa leh taqasuska aqrinta Iskaanada iyo kuwa leh taqasuska Raajada.
Munaasabadda shaacinta waxaa ka soo qeyb galay Gudoomiyaha Ururka dhaqaatiirta Soomaaliyeed Madax ka socotay bahda waxbarashada, dhaqaatiir, aqoonyahano iyo qeybaha kala duwan ee bahda caafimaadka.
Awke Ali Awil ayaa warbixintaan inooga diyaariyay

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here