Kismaayo-(Idaacadda Waamo)-Beeraleyda degmada Dhoobley ee gobolka Jubbada hoose ayaa mudooyinkii dambe sameynaayey horumaro dhanka wax soo saarka ah iyadoo degmada iyo deeganada hoos yimaada laga hirgaliyay beero badan kuwaasi oo wax soo saarkooda loo iibkeeno suuqyada magaalada Dhoobley.
Hamdi Mahamed Yaasiin ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.