Guddiga xallinta khilafaadka Deegaanka Cabdalla-biroole oo ka warbixiyay sida ay u qadaan dacwadaha soo gaara

0
129

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dadka somaliyeed ayaa ahaan jiray kuwo marka ay xurgufi so kala dhax gasho ku xalisan jiray  xeer dhaqameedyo ay iyagu samaysteen tan iyo markii uu dalku burburay waxa jiray dadyow badan oo somaliyeed kuwaas oo wax kala tabanayay.

Deegaanka Cabdalla-beroole oo dhaca duleedka waqooyi ee magaalada kismaayo ayaa waxa ka jira gudi xaliya khalafaadka soo kala dhaxgala bulshada qaybaheeda kala duwan.

Hadaba Gudoomiyaha gudiga xallinta Khilafaadka degaanka Cabdalla-biroole Axmad Mayow Cali ayaa kawarbixiyay waxa uu qabto gudiga uu gudoomiyaha uyahay iyo ujedoyinkii loo aa,aasay.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here