Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Dood wadaagaan oo ay soo agaasintay Wasaaradda Warfaafinta Galmudug, oo ay ka arragti dhiibanayeen dad-weyne farabadan ayaa xalay ka dhacay magaaladda Gaalkacyo. Kulanka ayaa waxaa kasoo qeyb-galay Wasiirka Warfaafinta Galmudug Mudane Abshir Cabdi Sheekhow.
Waxaa sidoo kale Dood Wadaaga goob-joog ahaa Xildhibaano ka Tirsan Baarlamaanka Galmudug, Xubno ka mida kuwa golaha deegaanka ee dagmada Galkacyo, Aqoonyahano, Ardayda jaamacadaha iyo Xubno ka socday Ururada dhallinyarada iyo Haweenka Gobalka Mudug.
Abdirahin Deck ayaa warbixintaan inooga diyaariyay.