Kismaayo(Idaacadda Waamo)-Tan iyo makii ay abaarihii dabada dheeraa ku dhufteen Gobalada dalka waxa sii xogeeysanaya arimaha bini’aadanimo ee ka jira dalka waxana dadka ku barakacay abaraha ay la kulman xaalado adag oo dhank nolasha ah
Barakacayaasha kunool kaamka Badbaado ee magaalada kismaayo ayaan haysan adeegyada aas’aasiga u ah nolasha Aadanaha oo uu cafimaadku ugu horeeyo waxayna ka cabanayaan faya dhawr la’aan.
Juweeriya Hassan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.