Bulshada ku nool Deegaanka Dhoobley oo Codsatay in Xayiraadda Laga Qaado Diyaaradaha

0
319
Dhoobleey(Waamo Radio)Bulshada ku nool Deegaanka Dhoobley oo Codsatay in Xayiraadda Laga Qaado Diyaaradihii tagi Jiray Maadaama uu Dhulka Roob ka da’ay oo waddooyinku Xidhanyihiin :Fartuun Nuur Aadan
Shacabka ku nool deegaanka dhoobleey ee Gobalka Jubbada hoose ayaa codsaday in laga qaado xayiraada dhanka diyaaradaha ah ee ay saartay DFS,taas oo saameeyn ku yeelatay isku socodka dad weynaha magaalooyinka Kismaayo iyo dhoobleey,xili haatan ay xirmeen wadooyinka, kismaayo iyo doobley maadama ay da,ayaan roobabkii deyrta.
R/W,Fartuun Nuur Aadan.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here