Dadka ku tiirsan ceelasha biyaha macaan Kismaayo oo ka cabanaya hoos u dhac ku yimid isticmaalka biyahaasi

0
46

Kismaayo(Idaacadda Waamo)-ceelasha laga dhamiyo biyaha maacaqan ee magalada kismaayo isla markana loo yaqano Buulo ablika ayaa waxa kuyimid hoos udhac wayn oo la xiriira isticmaalka biyaxa taas oo ay sabab utahay shirkado magalada usameeyay biyo galin.

Ceelashan oo mudo ay ku tiirsanayd magaalada kismaayo ayaa waxay nolalmalmeed u hayeen Qoysasbadan oo ku nool magaalada kismaayo waxayna isagu jiraan kuwo leh mulkiyada ceelasha iyo kuwo karaytooyin kaga soo dhamiiya oo magaalada u soo iib geeya.

Juweeriya Xasan Axmed ayaa warbixintaan inooga diyaarisay.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here